
Buuggan waxaan ugu talaggalnay in ardayda dugsiyada dhexe iyo sare ay ka bartaan naxwaha seeska/gundhigga u ah af Soomaaliga, kaas oo aan isku daynay inaan u soo bandhigno si fudud oo waafaqsan aqoonta caalamiga ah ee naxweed. Waxaana buuggan, sidoo kale, ka faa'idaysan kara qof walba oo danaynaya inuu sii kobciyo aqoontiisa naxweed ee af Soomaaliga. <p>This book presents the basics of Somali language grammar in a clear and succinct format, and is intended to be studied by anyone interested in Somali grammar, specially students in the middle/high schools.
Page Count:
180
Publication Date:
2022-12-05
ISBN-13:
9798359252676
No comments yet. Be the first to share your thoughts!