
<p>QAAMUUSKA AF-SOOMAALIGA</p><p>(GRANDE DIZIONARIO SOMALO MONOLINGUE)</p><p>Qaamuuskan oo miririhiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af soomaaliga (Somali lexicography); waxuu kaloo muhim u yahay midaynta af soomaaliga (Somali standardization), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsaan naxwaha af - soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska. </p><p>DOI: 10.13134/978-88-97524-02-1</p>
Page Count:
947
Publication Date:
2016-06-01
ISBN-10:
8897524028
ISBN-13:
9788897524021
No comments yet. Be the first to share your thoughts!